Arin Barcelona Ku Qasbaysa In Ayna Ciyaarsiin Philippe Coutinho Oo La Ogaaday.

0
160

Wargayska MARCA Ayaa shaaca ka qaaday warark ka soo baxay mustaqbalka Philippe Coutinho sababa la xidhiidha dhibaatada dhaqaale ee ay ku jirto kooxdu.

Tababare Ronald Koeman ayaa ku qanasan in uu Coutinho door ka qaadan doono kooxdiisa xilli ciyaareedkan laakiin waxa jirta dhibaato weyn oo ka hor istaagi karta.

Kooxda Barcelona ayaa ku qasbanaan karta in ay bixiso lacag dhan 20 milyan oo euro hadii uu Coutinho ciyaaro 100 kulan wakhtiga soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here