Robbie Keane oo Saadaaliyay Xiddiga Ku Guulaysan Doona Gool Dhalinta Premier League.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Robbie Keane ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in wakhtigii Cristiano Ronaldo soo dhamaaday isaga oo u saadaaliyay ku guulaysiga gool dhalinta premier League xilli ciyaareedkan.

Ronaldo ayaa ka tagay Old Trafford kuna biiray Real Madrid sanadkii 2009 isaga oo 24 jir ah wuxuuna ku guuleystay abaalmarino dhowr ah oo uu ku muteystay abaal marinta laacibka sanadka ee Champions League iyo hanashada horyaalka Spain.

Markii wax laga weydiiyay arimahaas ayuu yidhi”Maskaxdiisu way ka duwantahay waana sababta uu u ciyaarayo isaga 36 jir ah, waana sababta uu ugu jiro heer fiican”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here