Kiisaska nooca cusub ee Cudurka COVID-19 oo ku sii kordhaaya Dalka Uk.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof oo cusbi sidda lagu sheegay xog ay dowladu soo saartey.

Dhinaca kale Britain guul ayay ka gaartay barnaamijka tallaalka, iyada oo ilaa hadda la qaatay 91,314,745 tallaal guud ahaan Britain. 48,171,998 oo qof ayaa la siiyey dhibicda koowaad halka ay 43,142,747 oo qof oo kalena qaateen labada qeybood.

Dowladda Uk ayaa ayaa sheegtay in la sameeyn doona talaabooyin looga hortago kiisaaska cudurka covid-19 ee ku sii faafaya bulshada dhexdooda ee dalka ingariiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here