Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Baladweyne ka daahfurtay Mashruuc ka Hortaga Fatahaadaha Wabiga.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili ay soo lalaabatay fatahaada wabiga shabeelle uu ka sameeyay deegaanada dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan laga daah furay mashruuc loogu hortagaayo fatahaada soo laalaabtay ee gobalkaasi.

Mashruucan waxaa wado wasaarada beeraha iyo waraabka dowlad gobaleedka Hirshabelle iyadoo daah furkiisana ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka socoda maamulka gobalka hiiraan iyo kan degmada baladweyn.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here