Ganacsatada Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ugu Baaqay in la Xoojiyo Gurmadka Fatahaada Wabiga.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili guud ahaan deegaanada Magaalada Jowhar ay ka socdaan Dadaallada looga Hortagaayo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa waxaa ka hadlay Ganacsatada Magaalada Jowhar waxa ayna ku baqeen in la sii kordhiyo gurmadka Fatahaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here