United oo Shaacisay Lambarka Ronaldo U Xeranayo Kooxda.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man  United ayaa daboolka ka qaaday lambarka uu xeranayo saxiixa cusub kooxda ee Romaldo

Laacibka ayaa xeranaya lambarka 7–aad  waana lambar laacibkaan caan ku ahaa in uu xerto  waliba xiligiisii hore kooxdaas .

Lambrakaan 7-aad xiddgo waa weyn ayaa United horay ugu soo xertay  sid George Best, Bryan Robson,Eric Cantona , David Beckham , wax auuan haatan mar kale ku soo laabtay Ronaldo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here