Tirada kiisaska Covid-19 ee Qaaradda Yurub oo korortay.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeeysa xilli dadka xanuunka qaadaya ay sii badanayaan, isla markaana ay hoos u dhacday qaadashada tallaalka.

Guud ahaan waddamada Yurub waxaa kordhay dadka uu soo ridanayo xanuunka nooca Delta oo ka halis badan noocyadii hore ee COVID-19, gaar ahaan dadka aan wali qaadan tallaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here