Fanaankii Hore Maxamed Aadan Shamuuri oo maanta lagu Aasayo Magaalada Muqdisho.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii waynaa ee Hobollada Qaranka Soomaaliyeed ee Waabari Maxamed Aadan Shamuuri, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyey Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Cismaan Abuukar Dubbe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here