Tirada Dadka Magaalada Muqdisho ugu Dhimanaya Cudurka COVID-19 oo Korortay.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 8 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 71 ruux.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here