Guddiga Fatahaadaha Gobolka Sh/Dhexe oo ka Warbixiyay Tirada Dadkii ka Barakacay Fatahaada Wabiga.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Guddiga Fatahaada Gobolka Shabeellaha dhexe Cali Ibraahim Beesh ayaa sheegay in baritaan ay sameyeen ku ogadeen tirade ku barakacday Fatahaadaha wabiga shabeelle ee deegaanada gobolkani.

 Warbixintan Waxaa Inoo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here