Arsenal oo Go’aan Kama Dambays Ah Ka Gaartay Mustaqbalka Tababare Mikel Arteta.

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ayna ku deg-degi doonin in ay shaqada ka caydhiso Mikel Arteta inkasta oo ay kooxdu si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka maadama ayna raadin karin tababare cusub wakhti xaadirkan.

Gunners ayaa ku jirta wakhti adag iyaga oo laga badiyay 3-dii kulan ee ugu horeeyay xilli ciyaareedkan waliba Man City 5/0 kaga badisay kulankii Sabtidii dhacay.

Qaab ciyaareedka Arsenal ayaa cadaadis saaray tababaraha Kooxda ee Mikel Arteta kaas oo uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa ita lagu jiro fasaxa xulalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here