Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo lagu amray inay iska Tallalaan Cudurka Covid-19.

0
205

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhammaan Hey’addaha kala duwan ee dowladda Federaalka in shaqaalahooda ay qaataan Tallaalka COVID-1.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda oo uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradsa ayaa sidoo kale la faray Guddiga Qaranka Shaqaalaha rayidka inuu kala shaqeeyo Wasaaradda Caafimaadka sidii Tallaalka u qaadan lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here