Beeraleyda Deegaano Hoosyimaada Jowhar oo Walaac Xoogan ka muujiyay Fatahaada Wabiga.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagyadaan oo isugu jiray Galeey,Sisin,Digir ayaa waxaa baa’iyay Fatahaada Wabiga ee dhanka Tuulada Buulo-banaan ee bariga Magaalada Jowhar sida uu Radio Isnaay Usheegay Xuseen Cabdi Yuusuf oo ah Beeraleey Tuuladaasi ku nool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here