Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19.

0
297

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 3,205

o Laga Helay: 194

o Banadir: 65

o Puntland: 60

o Somaliland: 29

o Galmudug: 21

o Jubaland: 18

o Koonfur Galbeed: 1

o Lab: 95

o Dhedig: 99

o Bogsashada: 74

o Dhimasho: 15

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,210

Bogsashada Guud: 8,286

Dhimashada Guud: 953

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here