Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku Nool Tuulada Buurfuule oo ka Mid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markale Cabsi ka Muujiyay in Wabiga Shabeelle uu Ku Fataho Tuulada waxa ayna codsadeen dadka deegaanka in gurmaad lala soo gaaro.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.