Xarun Caafimaad oo laga Hirgaliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruntan oo ay ka howlgalayaan dhalinyaro kasoo jeedo degmada Cadale ee Gobolkani Shabeellaha dhexe kuna waxbartay magaalada Muqdisho ayaa ku dhiiraday iney aqoontooda caafimaad wax ugu qabtaan dadka degan degmada iyo tuulooyinka katirsan Cadale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here