Qaramada Midoobay oo ku baaqday in gurmad degdeg ah la siiyo qoysas ku dhibaateysan Afghanistan.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in xaalad adag ay ka jirto Dalka Afghanistan, qoysaska qaar oo damcay in ay isaga tagaan dalkaas xuduudaha ay ka xirteen dalalka soohdin wadaagga la ah waddaankaas.

Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu dalbaday si loo gacansiiyo ku dhawaad Nus Milyan ruux in Sanduuqa Kaalmada uu u baahan yahay lacag dhan $800 Milyan oo dollar oo shaqo abuur loogu sameynayo qoysaskaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here