Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey badan oo ku teedsan Jiinka wabiga shabeelle ayaa la daalaa dhacaya qasaaraha ay ugeysteen biyaha fatahaada ee ku dhuftay qeybo ka mid ah tuulooyin ku hoosyimaada Magaalooyinka jowhar iyo mahadaay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.