Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Ali Guudlaawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here