AMISOM oo Hirshabeelle u tababartay Boolis ka Shaqeeya Nidaamka Dadweynaha.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 56 sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsan maareynta nidaamka Dadweynaha.

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa laga soo kala xulay saldhigyada kala duwan ee booliska magaalada Jowhar waxaana ku jiray 15 sarkaal oo haween ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here