Hirshabeelle oo Ganacsatada iyo Hey’adaha ugu Baaqday in laga qeyb qaato Gurmadka Fatahaada Wabiga.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maamulka Hirshabeelle Abuukar Xasan Cali iyo qaar ka tirsan xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle oo mudooyinkan dambe Magaalada Jowhar ka waday ololaha gurmadka fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa ganacsatada iyo hey’adaha ugu baaqay in loo soo gurmado bulshada uu saameeyey Fatahaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here