Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Axdiga Carruurta Afrika.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hogaaminayso ayaa dalka Jabuuti kaga qeybgalay shir ay si wadajir ah u soo agaasimeen wasaaradda Haweenka iyo Hey’adda Save The Children, kaas oo diiradda lagu saarayo Axdiga Carruurta Afrika oo ay ansixiyeen 50 dalka oo Afrikaan ah.

Wasiir Xaniifa, ayaa sheegtay in Soomaaliya Axdigan saxiixday sanadkii 1991, balse aan wali baarlamaanku meel marin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here