Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fadhigii 78-aad golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Maamullaas Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbixino lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo horumarinta maaliyadda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.