Bulshada Magaalada Jowhar oo Wadda Dadaallo looga Hortagayo Fatahaada Wabiga.

0
149

Tuulooyinka gaafaay,buulowaraay,laba-waab iyo raqayle ayaa kamid ah halka ay hadda ka socdaan Barakac xoogaan sida aan wararka ku heleeyno, iyadoo maamulka,ganacatada iyo dadka tuulooyinka ay wadaan dadaalo looga hortayo xiritaanka biayaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here