Maamulka Degmada Jowhar oo ku Guleystay in la xiro Buqdii ka fatahday Tuulada Mooyiko ee Koofurta Magaalada Jowhar.

0
154

Waxaa lagu guuleystey xalay in la Xero buqdii  ka fatahday Tuulada Mooyiko oo Magaalada Jowhar kaga beegan dhanka koonfureed sida ay Radio Isnaay u xaqiijiyeen ma’s’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Jowhar iyo Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here