Saul Niguez oo Loo Soo Bandhigay Kooxaha Premier League.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wakiilada xiddiga Atletico Madrid ee Saul Niguez ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo xidhiidheen kooxo dhawr ah oo premier League sh si ay ugu soo bandhigaan saxiixa xiddiga kadka dhexe kaas oo lagu heli karo qaab amaah ah.

Xiddiga 26 jirka ah ayaa xiddig muhiim ah ka ahaa kooxda Atletico Madrid xilli ciyaareedkii hore isaga oo ciyaaray 41 kulan tartamada oo dhan laakiin waxa la sheegayaa in suuqa la dhigay xagaaga.

Kooxaha Chelsea, Man United iyo Liverpool ayaa dhamaantood xiiso u muujiyay saxiixa xiddiga khadka dhexe kaas oo ka baxay qorshaha kooxda ee xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here