Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in laga Hortago Fataahadaha Wabiga Shabeelle. 

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe Maxamed Cabdi Shiikh oo la hadlay Radio Isnaay ayaa ka warbixiyay dadaallada socda ee looga hortagaayo Fatahaadaha wabiga shabeelle oo hatano qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Jowhar laga Cabsi qabo in uu ku fataho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here