Puntland oo Digniin kasoo saaray Roobab dabeylo wata oo ku Wajahan Deegaanada Maamulkaasi.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobolka Bari ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saaray digniin ku socota Shacabka ku nool Gobolkaas, taas oo ku saabsan ay jiraan roobab xoogleh iyo dabeeylo ku wajahan Gobolkaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here