Qaxootigii ugu horreeyay ee Reer Afghanistan ah oo Maanta gaaraya Uganda.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145 qof oo ka mid ah qaxootiga laga soo daadgureynayo dalka Afghanistan, waxaana wadahadal maalmo qaatay kadib, Uganda ay oggolaatay marti-galinta qaxootiga Afghanistan.

Arrintan ayaa imaaneysa maalin kadib markii si kumeel gaar ah loo hakiyay daadgureynta Kabul, sababo la xiriira xarunta qaabbilaadda dadka qaxaya ee ee dalka Qatar oo buux dhaaftay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here