Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 14 school oo hoos timaada degmooyinka jowhar iyo balcad ayey ka faa,iideeysanayaan arday tiradoodaay tahay 8550 arday iyadoo macalimiintana ay gaarayaan in ka badan 150 macallimiin oo 66 ay haween yihiin.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.