Ganacsatada Jowhar oo Wadda Dadaallo lagu Carro Turaayo Wabiga Shabeelle.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa haatan diyaar garow xoogan ugu jiro sidii looga hortagi lahaa fatahaada wabiga ee laga cabsi qabo inuu ku fataho tuulooyin badan oo hoos yimaada Magaalada Jowhar iyo kuwa haatan uu fatahaada ka bilaabay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here