Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo hay’adda FAO ayaa qalab loogu talogalay beeraleyda ku wareejisay Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.