Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa cisbitaalka guud ee gobolka shabeellaha Dhexe ee magaalada Jowhar ku wareejiyay deeq daawo ah oo ka timid wasaaradda caafimada xukummada federaalka ah ee Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.