Dhalinyarada Jowhar oo Shaaciyay Caqabadaha ka Hortaagan ka Qeybgalka Siyaasadda Dalka.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ku nool Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ayaa sheegay inaay muhiim tahay in la helo isku xirnaan dhalinyarrada dhexdooda,ah iyo kalsooni si ay doorashooyinka uga qeyb galaan, iyagoo odoyaasha dhaqankana ka Codsaday ,muhimada inaay tahay dhalinyaradda ,madaama uu wadanka u baahan yahay samata bixn.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here