Hirshabeelle  oo Agab Caafimaad ku Wareejisay Cisbitaalka dhimirka ee Magaalada Jowhar.  

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa booqday cisbitaalka dhimirka ee magaalada Jowhar waxa uuna  gaarsiiyay daawooyin kala duwan oo wasaarada uga jawaabeyso baaq dhawaan kasoo yeeray dhaqaatiirta ka shaqeeya cisbitaalka dhimarka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here