Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Shaqo-abuur ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle. 

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa  ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar iyagoo  codsi u diray maamulka gobolka iyo kan degmada jowhar  in dhalinyarada isugu jira gabdho iyo wiilal loo sameeyo shaqo abuur madaama ay leeyihiin mas,uuliyadda shacabkooda xilna ka saran yahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here