Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Walaac Xoogan ka Muujisay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Beeraha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cumar Ceymow oo ka hadlay fatahaada markale webiga shabeelle uu ka sameeyay tuulooyin hoos yimaada magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa ugu horeyn sheegay in xaalad halis ah ay kajirto tuulooyin hoos yimaado magaalada Jowhar isagoona ugu baaqay dadka ku dhaqan tuulooyinka ay cabsida kajirta in ay muujiyaan foojignaan dheeri ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here