Ra’iisul Wasaare Rooble oo la Kulmay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ay ka wada hadleen caawinta Qoxootiga  Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo caawinta qoxootiga shisheeye ee dalka ku sugan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here