Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka soomaalieed waxeey door muhiim ah ka qaataan nabadda xalinta qilaafaadka xilliyada ay jiraan xasaraadaha iyagoo ku bixiya dhaqaale kana geysta wacyigalinta madaama ay hooyadu udhaxeeyso dhamaan qoysaska.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.