Dadkii ka Barakacay Tuulada Daanyeerey ee Dulleedka Jowhar oo dib ugu Laabtay Deegaankooda.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad shanboqol oo qoys  oo daganaa  tuulada Daanyeerey ayaa ka mid ahaa dadkii bishii may  ka barakacay tuuladood ka dib fatahadaha wabiga shabelle markii ay kusoo ragmadeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here