Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Dalka.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka oo uu uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka iyo hanaanka ay u socoto doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here