WARARKA Masjidka Bilaal oo Maanta laga Daahfuray Magaalada Jowhar. By admin - August 13, 2021 0 153 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanado ka dib Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay masjidlka Bilaal ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2021/08/WARKA-MASJIDKA-BILAAL-.mp3