Dhalinyarada Shaqo Abuur ka Sameysanaaya Iibinta Muuska oo kusoo badanaya Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xasan Nuur Xuseen waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada shaqo abuur ka sameystay ka ganacsiga muuska islamarkaane ku iibiya suuqa hanti wadaag ee Jowhar waxaa uuna radio isnaay  u sheegay in uu ka soo qaato baqaar muuska asigane uu sii biibiyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here