Hirshabeelle oo Sheegtay in ay waddo Qorshe lagu Horumarinaayo  Tacabka Dalagga Bariiska.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar  iyo tuulooyinka ku xeeran waxaa lagu yaqaan  beerashada dallagga bariiska dalka kaas oo ah bariis ka tayo badan bariiska dibadaha laga keeno, inkastoo dowladii dhexe ka dib ay meesha ka baxday waxyaabahii ku haboonaa in bariiskaas lagu soo saaro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here