Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ahaa mid fogaan arag ah ayaa waxaa loo qabtay Macalimiinta deegaanada Hirshabeelle ka dhiga dugsiyada Waxbarasho gaar ahaan fasalada 12-aad iyo 8-aad waxaana soo qaban qaabisay Tababarkan Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.