Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa inay ka dhacdo Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.