Kulan looga Hadlaayey Hoggaaminta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu Qabtay Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda Tubta Nabadda ayaa Magaalada Jowhar ku Qabatay Kulan looga hadlaayey Haggaaminta Dhalinyarada waxaana looga hadlay kulanka Tababaradii la siin jiray dhalinta waxa ay ka fahmeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here