Madaxweyne Qoor-Qoor oo ku Dhawaaqay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Dalka.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Musharaxiinta u soo gudbiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa gaaraya lix Musharax oo u tartameysa saddeeda kursi ee Galmudug ku matelaya Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here