Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ragaadiyay beeraleeyda fatahaadaha wabiga shabeelle iyadoo ay u dheertay suuqxumo oo dalagyadii aysan lahayn wax suuqgeyn ah iyo dhiiri galin.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.