Jowhar – ( Radio Isnaay ) Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Amiin Axmed Mukhtar ayaa sheegay in ay bilaabatay waxbarashada Sanad dugsiyeedka 2021/2022 islamarkana Ardayda deegaanada Hirshabeelle looga bahanyahay in xoojiyaan Waxbarashada Deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.